[-qay, -qday]
taqtaq2 ay
taqtaq2 day
"Soor karaysa badbadid."
Wadaag:
ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo.
T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
m.l
ld taqtaq1 (1).
m.f.dh
T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'doo- ma.
m.l.kh
Ilaah ka cabsi. ld taqwad (3).
m.dh