Qeexid
Ilaah ka cabsi. ld taqwad (3).
Ilaah ka cabsi. ld taqwad (3).
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Nooc shabaagta mallayga lagu dabo mid ka mid ah.
Qeexid Xigta: Xoog; tabar.
Qeexid Kale: ld taqwo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: T. ah: qof Ilaah cabsidii u go'doo- ma.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: ld taawin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld taqtaqid. Badbadidda ay soortu badbaddo marka la karinaayo.
Qeexid Xigta: T. ah: soor jilicsan oo aan weli bislaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Soor karaysa badbadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld daawe, daawo 1, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo.
Qeexid Xigta: Xayrta geela.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]