Qeexid
"Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan."
Qeexid Xigta
ld tarid.
"Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan."
ld tarid.
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
(-rro/-khaatiir, m.dh) Qof aqoon u leh cilmiga daaweynta. ld dhakh-tar.
m.l
Wadaag:
Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Wax badin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1.
m.dh
Wadaag:
Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan.
ld darro.
m.dh
Wadaag:
taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.
Wadaag:
taran talantaalli ah m.l 1. (baay.) Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”. 2. (baay.) Ka dhicidda ay ka dhacayaan meerta nololeedka noole dhexdiisa laba ama in ka badan oo qaabab gooni ah, kuwaas oo ku kala duwan muuqaalka, sabada iyo habka taranka.

Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.
m.l
Wadaag: