Qeexid
"Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee."
[-eeyay, -eesay]
taraanturre eyay
taraanturre esay
f.g2"Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee."
Wadaag:
Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro.
m.dh
Wadaag:
eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
m.f.dh
Wadaag:
(f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho.
(f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
f.g
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Qof socda hore u ridid. ld turaanturree, turaanturyee.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
m.dh
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m.l
Wadaag:
Wax ordaya ama soconaya turaanturro u dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: