Qeexid
"Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro."
"Tallabooyin horay xoog loogu qaado, si qof soconayoo wax cagta ku dhuftay ama xoog kale gadaal ka soo harbiyay, dhicidda iyo kufidda isaga ilaaliyo; takhantakho. ld turaanturro."
Wadaag:
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
f.g2
-eeyay, -eesay
Wadaag:
eeg taraanturree. ld taraanturyayn, turaanturyayn.
m.f.dh
Wadaag:
Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan.
ld darro.
m.dh
Wadaag:
Wax kasta oo socod, hawl iwm xanniba oo ay la socon waayaan.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
m.dh
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m.l
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: