Qeexid
"Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid."
[-ray, -rtay]
taraar2 ay
taraar2 tay
f.mg1"Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid."
Wadaag:
Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m.l
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Haween uur leh taraare samaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(-rro, m.dh) (taar.) Go'aan rasmi ah, ee ka soo baxa boqor, boqorad ama madax kale.
m.l
Wadaag:
Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
m.l
Wadaag: