Qeexid
Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
[-iiyay, -iisay]
f.lg2Meel ciriiri ah wax xoog ku marsiin; jiirsiin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: /dh eeg taraarsii.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Qeexid Xigta: Jibaax; jiiris.
Qeexid Kale: ld taraarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld taraaraxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Sidbasho.
Qeexid Xigta: Wax xadkoodii dhaafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taraar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taraa-rax1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haween uur leh taraare samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taraaraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Wax meel ciriiriah xoog ku dhex marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Ammaano meel loo rabo geyn.
Qeexid Xigta: Cid meel geyn.
Qeexid Kale: Wax, cid si habboon ugu qaybin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ood laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld xaari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Badda si xoog leh wax uga soo jiidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, dh) Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg taraarayso. ld taraaraysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dharaarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: War iwm isu gudbin.
Qeexid Xigta: Wax isdeeqsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]