Qeexid
"Koox koox nafley ah. Tus. “Arigii yeydu tarabtarab bay u leysay”."
"Koox koox nafley ah. Tus. “Arigii yeydu tarabtarab bay u leysay”."
Wadaag:
taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.
Wadaag:
taran talantaalli ah m.l 1. (baay.) Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”. 2. (baay.) Ka dhicidda ay ka dhacayaan meerta nololeedka noole dhexdiisa laba ama in ka badan oo qaabab gooni ah, kuwaas oo ku kala duwan muuqaalka, sabada iyo habka taranka.

Miro dalag la kariyey badasho.
Nafley is dhashay tiradeeda badasho.
f.mg1
Wadaag:
Wax faa'iideysasho ama badsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Duco dumarka uurka lihi marka sidkoodu soo dhawaado samaystaan.
m.l
Wadaag:
Xeelad wax lagu qabto.
Hab; nidaam; qaab.
Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.
m.dh
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
(-llo, dh) Waran yar oo af dhuuban oo riddada iyo lishaabka lagu barto.
m.l
Wadaag:
Wax culus ama dhergey oo hadba doc u liicaya, u janjeersanaya.
T. ah: qof hanti badan leh oo ku nool nolol raaxo leh.
m.l
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag: