Qeexid
"(f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho."
Qeexid Xigta
(f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
[-reeyay, -reysay]
tarantarre eeyay
tarantarre eysay
f.g"(f.g) Laba meelood oo isu dhow isaga socosho."
(f.mg) Xoolo xawaaro samayn.
Wadaag:
Horay u harbin, takhantakhayn. ld taraanturyee, turaanturyee.
f.g2
-eeyay, -eesay
Wadaag:
taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.
Wadaag:
taran talantaalli ah m.l 1. (baay.) Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”. 2. (baay.) Ka dhicidda ay ka dhacayaan meerta nololeedka noole dhexdiisa laba ama in ka badan oo qaabab gooni ah, kuwaas oo ku kala duwan muuqaalka, sabada iyo habka taranka.

Miro dalag la kariyey badasho.
Nafley is dhashay tiradeeda badasho.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Qalliin ama hab hawleed kale oo loola qasdiyo in uu keeno madhaleysnimo qof lab ama dhedig ah.
m.dh
Wadaag:
Wax faa'iideysasho ama badsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Itaal yaro dareemid.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Wax culus ama dhergey oo hadba doc u liicaya, u janjeersanaya.
T. ah: qof hanti badan leh oo ku nool nolol raaxo leh.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Dabayl woqooyi, qallalan oo ka dhacda gobolka miditereeniyanka.
m.dh
Wadaag:
Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan.
ld darro.
m.dh
Wadaag:
(xis.) Taranka laba leeb oo ku siiya leeb saddexaad. Taranka labada leeb A iyo B waxa loo qoraa AxB, waa leeb laxaaddiisu yahay A B sin theta, taas oo A iyo B ay yihiin laxaadyada A iyo B, theta-na tahay xagasha u dhexeysa A iyo B. Jihada taranka leebka waxa uu ku yahay xaglo qumman leebabka A iyo B.
m.l
Wadaag: