Qeexid
Si tarbiico leh isu taagid.
Qeexid Xigta
Derbi in yar isku tiirin.
[-saday, -satay]
f.mg3Si tarbiico leh isu taagid.
Derbi in yar isku tiirin.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Iin dadku lugaha ku yeeshaan oo jilbuhu dib u riixmaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tarbiicso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax beec u raadsasho. ld beecso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Asluub fiican. ld tarbiyad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld tarbiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tarbiyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhinac u janjeersasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-shyo, m.dh) Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]