Qeexid
"Asluub fiican. ld tarbiyad."
"Asluub fiican. ld tarbiyad."
Wadaag:
Cid asluub wanaagsan ku barbaarin.
f.g2
-yeeyay, -yeysay
Wadaag:
Iin dadku lugaha ku yeeshaan oo jilbuhu dib u riixmaan.
m.dh
Wadaag:
Si tarbiico leh isu taagid.
Derbi in yar isku tiirin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Koofiyad dhuuban oo dhalada ama dhinac bul dheer ka raaraco oo askartii talyaanigu qaadan jireen; waxaa waagii hore raggu ka qaadan jiray dalka Turkiga. ld darbuush.
m.l
Wadaag:
Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Wax badin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
ld tarid.
m.l
Wadaag:
biyo galo m.l (daaw.) Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.
Wadaag: