Qeexid
Sarwaal hoos ka dhuuban oo badanaa fardaha lagu fuulo.
Qeexid Xigta
Sarwaal.
Sarwaal hoos ka dhuuban oo badanaa fardaha lagu fuulo.
Sarwaal.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Qof ciidamin kara noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tabargelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qorrax hoos ka gelid.
Qeexid Xigta: U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) ld fargashi.
Qeexid Xigta: ld faraggal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: W. ah: qof warkiisa lagu kalsoonaan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
Qeexid Xigta: ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Qeexid Xigta: Wax badin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo.
Qeexid Xigta: T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
Qeexid Xigta: ld tarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Magac xiddig; afqays.
Qeexid Xigta: Bow-do.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Nooc dibqallooca ka mid ah oo jurmi yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Ku t.: wax qorshaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld tabargabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax tabar beelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
Qeexid Xigta: ld talaggelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Col weerar qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld weerargelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Nafley taahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-hlay, -hashay; -hli) Wax isku dayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.