Qeexid

"Nabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tariib oo kali ah:
  • Waxaan islahaa, si tartiib-tariib ah isaga akhriso oo iskala kuud-kuudso, maadaama aan jeclahay sheekooyinka Soomaalida, weliba kuwa ku saleysan sheekooyin qiyaali ah, kana hadlaya xiriirka ragga iyo dumarka.
  • Gambeelku waa ninka tariibayaasha kaxeeya, kana qaata lacag badan, kulana heshiiya inuu gaadhsiinayo caasimadda dalka Suudaan ee Khartuum.