Qeexid
"Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid."
[-bay, -btay]
tariib2 ay
tariib2 tay
f.mg1"Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid."
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood.
m.l.u
Wadaag:
Ku t.: cid wax inay samayso ku qasbid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka.
Goorta wax abuurmeen ama dheceen.
Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan.
m.dh
Wadaag:
Wax si aan degdeg lahayn u samayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku r.: Wax, meel ku cadaadin.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Wax badin.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
ld tarid.
m.l
Wadaag: