Qeexid
"ld tarju man."
[-mnaa, -mnayd]
tarjiman naa
tarjiman nayd
f.mg4"ld tarju man."
Wadaag:
Qoraal iwm wax la tarjumay ahaansho. ld tarjiman, turjuman.
f.mg4
-mnaa, -mnayd
Wadaag:
taran badan m.l (kiim.) Iskudhis ka kooban molikuyuullo aad u waaweyn oo ka samaysmay xubno molikuyuuleed oo soo noqnoqday (tarmiyeyaal). Taran badanya-du sida caadiga ah ma laha cuf molikuyuul go'an.
Wadaag:
taran talantaalli ah m.l 1. (baay.) Meerta nooleed noole, taas oo taranku uu dhaco si talantaalli ah fac walba isaga oo marna u dhaca taran jinsi ah, marka kalena taran jinsilaawe ah. Tus. “Soolantaraata”. 2. (baay.) Ka dhicidda ay ka dhacayaan meerta nololeedka noole dhexdiisa laba ama in ka badan oo qaabab gooni ah, kuwaas oo ku kala duwan muuqaalka, sabada iyo habka taranka.

Qoraal af kale ku beddelid.
Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.
f.g1
Wadaag:
eeg tarjuman. ld tarjimnaan, tarjimnaansho, tarjum naansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax lagu fasiray af kale. ld tarjimad, tarjimo, tarjumad, turjumad, turjumo.
m.dh
Wadaag: