Qeexid

"Qoraal iwm wax la tarjumay ahaansho. ld tarjiman, turjuman."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tarjuman oo kali ah:
  • Quraanka oo Ku Tarjuman 24 Luqadood.
  • Sidaas darteed, shaki ku ma jiro in ummado kale waqti aan fogayn afkooda ku tarjuman doonaan maansooyinka Soomaaliyeed marka la dareemo wax ku oolkooda.