Qeexid
Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.
Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld tarniig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Takhtar ahaansho. ld dhakhtarnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
Qeexid Xigta: ld tarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Magac xiddig; afqays.
Qeexid Xigta: Bow-do.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax t./wax u t.: cid wax qabasho.
Qeexid Xigta: Wax badin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Socod degdeg ah oo meel lagu gaaro.
Qeexid Xigta: ld tiigsahso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]