Qeexid

(-qyo, m.dh) Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine