Qeexid
"Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari."
[-iyay, -isay]
tarrar yay
tarrar say
f.g2"Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari."
Wadaag:
Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -rixi) Wax yar wax badan ku dhex darid.
f.g1
Wadaag:
Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
Ku t.: wax la tarraxay ahaansho.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan.
ld darro.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Kalluunka badda jaad ka mid ah oo u eg tebedinta.
m.dh
Wadaag: