Qeexid

"eeg tartan3."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tartamid oo kali ah:
  • Cumar Allaha ka raalli noqdee ayaa isagoo ka sheekeenaya sidii uu Abuubakar ugu dadaali jiray u tartamidda camal falka kheyrka wuxuu yidhi: "wallaahi ayaan ku dhaartaye weligeey Abuubakar kheyrka ulama tartamin illaa wuu iga badin jiray".
  • Wareysigii Axmad Siciid ku tanaasuley Axmed Saciid Awnur oo ka mid ahaa Musharaxiinta isu soo taagay xilka Madaxtinimada Puntland ayaa shaaca ka qaaday in uu ka tanaasulay u tartamida xilka Puntland.