Qeexid
"Wax si aan degdeg lahayn u samayn."
[-iyay, -isay]
tartiib yay
tartiib say
f.g2"Wax si aan degdeg lahayn u samayn."
Wadaag:
Wax la tartiibiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) La t.: cid, cid kale la baratamid.
f.mg1
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirku yeesho oo ka qaado dhirta caanaha leh qaarkood.
m.l.u
Wadaag:
(-ammo/-anno, m.dh) (baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo noole, tiro dad ama jinsiyo, kuwaas oo wadaaga ilo degaameed. Marka ilaha wax laga helayaa yaraadaan. Tartanku waa quwad muhiim ah marka laga hadlayo tadawurka. Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu tartamaan ilayska qorraxda”.
m.l
Wadaag:
Nabarro yaryar oo jirku yeesho dhirta caanaha leh qaarkeed ka qaadid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag: