[-cay, -cday]
taseec ay
taseec day
"Wax u t.: wax u tilmaamid, u sarid."
(f.mg) Wax u tarid.
Wadaag:
Wax qarin.
f.g2
-seeyay, -saysay
eeg taseec.
m.f.dh
ld tashad.
Arrin go'aan ka gaarid.
Ku t.: wax filasho.
La t.: talo cid la garabsasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho.
Nafley dayoobid.
f.mg1