Qeexid
"Wax dhaqaalayn; beekhamayn."
[-iilay, -iishay]
tashiil2 ilay
tashiil2 ishay
f.g1"Wax dhaqaalayn; beekhamayn."
Wadaag:
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
m.l
Wadaag:
Dadaal iyo xoon aan jirin iska doonid, iska raadin.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Arrin go'aan ka gaarid.
Ku t.: wax filasho.
La t.: talo cid la garabsasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-lo, m.l) Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Dhagax nuuradeed saafi ah, jilicsan oo cad, oo sida caadiga ah ka samaysan kaalshiyam kaarboonayt.
m.l
Wadaag: