Qeexid
Curinta wax aan hore u jiri jirin.
Curinta wax aan hore u jiri jirin.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Farsamo aan hore u jiri jirin curin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tasniif2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax siduu ahaa mooyee si kale loo fasiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-faf, m.l) Kolay maqaar ama maro ka samaysan oo badarka iwm lagu shubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax sarsarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]