Qeexid
"Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho."
Qeexid Xigta
Nafley dayoobid.
"Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho."
Nafley dayoobid.
Wadaag:
Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo.
Qof xoog ku wadid.
f.g1
Wadaag:
Arrin go'aan ka gaarid.
Ku t.: wax filasho.
La t.: talo cid la garabsasho.
f.mg3
-shaday, -shatay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Fal xun oo aad sameysay dhibaatada ka timaadda dareemid.
f.mg1
Wadaag:
Wax u t.: wax u tilmaamid, u sarid.
(f.mg) Wax u tarid.
f.g
-cay, -cday
Wadaag:
(bot.) Nagaar laamo jilicsan iyo caleen dhuudhuuban leh oo marka la kariyo caleemihiisa dadku cunto ahaan u cunaan. ld raansow.
m.l
Wadaag: