Qeexid

"Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo."

Qeexid Xigta

Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tastuur oo kali ah:
  • Xubnahaan ayaa sheegay in ay tastuurka u soo bandhigi doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer puntland iyadoo ay xusid mudan tahay in maanta ay su soo bandhigeen odayaasha, isimada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidk ah.
  • Email ugu dir saaxiibkaa warkaan Garoowe:Kulan looga hadlayo dimiquraadiyeynta,Xuquuqda aadamaha & Tastuurka Puntland oo Garoowe uga furmay ururada Bulshada rayidka ah ee Puntland.