Qeexid
"/dh.u Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur."
"/dh.u Dhaqan iyo dabeecad qof leeyahay. ld dastuur."
Wadaag:
Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo.
Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.
m.l
Wadaag:
Kurus.
Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.
m.dh
Wadaag:
Cid ceebteeda qarin.
Wax dayacan xafidid.
Wax xabaalid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: