Qeexid

Welwel, walbahaar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tawal oo kali ah:
  • “Waxaa ku dhintay xerada barakacayaasha Tawalka oo ku taala inta u dhexeysa Isbitaallada Digfeer iyo Banaadir, waxaa dhintay 5-qof, oo ay caruur ku jiraan in ka badan 15-qof wayna ku dhaawacmeen” ayuu yiri goobjooge ku sugan xeradaas.
  • Gudiga farsamo ee kubadda cagta Malawi, waxa kale oo ay talo ku bixiyeen in xidigihii kubadda cagta ee Malawi, Ernest Mtawali iyo Kinnah Phiri in kalkaaliyayaal looga dhigo tababaraha xulka kubadda cagta ee Malawi.