Qeexid
"Welwel, walbahaar."
"Welwel, walbahaar."
Wadaag:
Bari idaad iyo dhir la isku shiilay oo dawo ahaan loo isticmaalo.
m.l
Wadaag:
Malaxda ka samysan cudur keenayaasha oo dhimaty oo oogada la geliyo ama lagu mudo, si cudur looga hortago oo guri looga noqdo.
Hawsha ama farsamada tallaalka lafteeda.
Geed yar oo meel laga rujiyo oo meel kale lagu beero. 4. Laba geed oo kala jaad ah oo inta mid laan ama cad laga gooyo midka kale dhexdiisa la geliyo oo lagu xiro, si labada geed u midoobaan oo inino hor leh oo kuwii hore ka wanaagsan u dhalaan.
m.l
Wadaag:
Ilaah si buuxda isugu hallayn (qof).
f.g1
-alay, -ashay
Wadaag:
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
Isir, waalid.
m.l
Wadaag:
Bari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag: