Qeexid
"Wax qaab wanaagsan leh ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof shaqo badan ama firfircoon ahaansho.
[-naa, -nayd]
tawllan aa
tawllan ayd
f.mg4"Wax qaab wanaagsan leh ahaansho."
Qof shaqo badan ama firfircoon ahaansho.
Wadaag:
Qof wax hawl haya ahaansho. ld hawlloon, hawshoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
Isir, waalid.
m.l
Wadaag:
eeg hawllan. ld hawlla naansho, hawlloonaan, hawlloonaansho.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Ka t.: wax samayntooda ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) T. ah: qof hadal badan oo warkiisu uusan murti lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
War aan murti lahayn sheegid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f.g1
Wadaag: