Qeexid
"T. ah: qof isbeddel horumar leh jecel."
"T. ah: qof isbeddel horumar leh jecel."
Wadaag:
Isbeddel siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo qaran gudihiisa ka dhaca; ka-caan.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Kitaabkii Nebi Muuse (Naxariis korkiisa ha ahaato).
m.dh
Wadaag:
tawreed Axdigii hore m.dh (dii.) Qeybtii hore kitaabka Diinta kirshtaanka, wuxuuna xambaarsanyahay qoraalka Yahuudda, gaar ahaan wixii la xiriira taarikhda dadka Yahuudda.
Wadaag:
tawreed Axdigii hore m.dh (dii.) Qeybtii hore kitaabka Diinta kirshtaanka, wuxuuna xambaarsanyahay qoraalka Yahuudda, gaar ahaan wixii la xiriira taarikhda dadka Yahuudda.
Wadaag:
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
Isir, waalid.
m.l
Wadaag:
Cid ul yar la dhicid; dhengedee.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: