Qeexid
"War aan murti lahayn sheegid."
[-leeyay, -leysay]
tawtawle eeyay
tawtawle eysay
f.mg2"War aan murti lahayn sheegid."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) T. ah: qof hadal badan oo warkiisu uusan murti lahayn.
m.l.kh
Wadaag:
T. ah: wax qaab wanaagsan leh.
T. ah: qof firfircoon ama shaqo badan.
Isir, waalid.
m.l
Wadaag:
Geel badan siwadajir ah u ololid.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
Wax qaab wanaagsan leh ahaansho.
Qof shaqo badan ama firfircoon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: