Qeexid
"(-xay, -xday; -tixi) Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin."
"(-xay, -xday; -tixi) Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin."
Wadaag:
tax firfircoonaanta m.dh (-xo ..., m.l) (kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.
Wadaag:
(-xay, -xday; -rixi) Wax yar wax badan ku dhex darid.
f.g1
Wadaag:
taxa maamulka m.l (siyaa.) Hab maamul oo ku shaqeeya sharci rasmi ah, oo la raaco, ayna ka hawlgalaan hawlwadeeno.
Wadaag:
Wax iniino ah oo la taxay ama wax xiriirsan (xoolo ama dad).
m.l
Wadaag:
Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirasho.
f.g3
-xday, -xatay
Wadaag:
Sidbasho.
Wax xadkoodii dhaafid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
T. ah: caano neef dhaqayo ah laga lisay.
T. ah: macaan la'aan; kharaar.
m.l.kh
Wadaag:
Fardaha jare ku wadid ama ku garqaadid, iyadoo la soconayo, la lugaynayo.
Qof xoog ku wadid.
f.g1
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho.
Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan2.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
(xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh.
(kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.
m.l
Wadaag:
taxane hiddo m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.
Wadaag:
taxane hiddo m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.
Wadaag:
(-xay, -xday; -tixi) Fasax aan caadiahayn siin (arday dugsi quraan).
f.g1
Wadaag:
ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid.
Wadaag:
ta'wiil2 f.mg1 Wax iyadoo xaqiiqooyin jira lagu saleynayo maskax ahaan u fasirasho.
-iilay, -iishay
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.
Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan1.
f.mg1
Wadaag: