Qeexid

"(-ryo, m.dh) Digtooni; feejigni."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxaddar oo kali ah:
  • Taas oo muujineysa sida diinta islaamku uga taxaddartay dhowridda qofka iyo naftiisa, si aan fudeyd loogu banneysan.
  • Tartanka Austria ayay madaxdiisu hadda isu diyaarinaysaa sidii ay taxaddar weyn ugu samayn lahaayeen kulamada saaxiibtinimo ee maqaamka sare ah, waxayna amreen in la keeno ciidamada gacan ka hadalka ka hortaga.