Qeexid

"Isku t.: wax helitaankooda ku dadaalid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxalluji oo kali ah:
  • Dhinaca ebyidda qoraalada iyo halabuurka maskaxeed, qiyaastii 1918 kii waxa uu oday Cismaan si buuxda isugu taxallujiyay qorista afka Soomaaliga.
  • Johnson wuxuu ii sheegay inuu isku taxallujiyey bal inuu meel ku soo ogaado buugaagtii iyo cajaladihii faraha badnaa ee oolli jiray maktabaddii qaranka.