Qeexid
"ld taxambaysasho."
"ld taxambaysasho."
Wadaag:
Taabashada gacan furan si tartiib ah ruux loogu taabto.
m.dh
Wadaag:
Taxambo samayn. ld taxamboolayso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg taxambayso. ld taxambaysad, taxambaysi, taxamboo laysad.
m.f.dh
Wadaag:
taxa maamulka m.l (siyaa.) Hab maamul oo ku shaqeeya sharci rasmi ah, oo la raaco, ayna ka hawlgalaan hawlwadeeno.
Wadaag:
T. ah: caano neef dhaqayo ah laga lisay.
T. ah: macaan la'aan; kharaar.
m.l.kh
Wadaag:
(xis.) Teed tirooyin maangal ah (ama waxyaabo kale) oo qaab laydi leh.
(kiim.) Urur xaddiyo ah oo u habaysan dhinac u taxyo iyo joog u taxyo si ay u sameeyaan qaab teed laydisan. Badanaaba waxa lagu dhex xiraa laba bilood ama laba sakal. Taxaneyaasha ma aha qiime tireed sida sugayaasha. Waxaa loo adeegsadaa in lagu muujiyo xiriirka ka dhexeeya xaddiyada.
m.l
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola, wax dun la iskula xiriiriyey ahaansho.
Tiro wax sidey isugu xigeen isu daba yaal ahaansho. ld tixan2.
f.mg4
-xnaa, -xnayd
Wadaag:
Wax iniino ah oo dhexda ka daloola oo dun la iskula xiriiriyay noqosho.
Tiro wax siday isugu xigeen isu daba yaal noqosho. ld tixan1.
f.mg1
Wadaag:
taxane hiddo m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.
Wadaag:
taxane hiddo m.l (-nayaal ..., m.l/dh) (baay.) Dariiqadda warka hiddo-side ee ku jira DNA-du ay ku xukunto soo saaridda borotiinno gaar u ah unugga.
Wadaag:
Wax halis ah ka digtoonaansha.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ku t.: wax, wax kale ku saabsan noqosho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: