Qeexid

"Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taxliil oo kali ah:
  • Tuf iyo taxliil, badhi iyo burcad; burde iyo belo xijaab iyo wax aanay igu deyini ma jirin.
  • Tijaaboojinka ama taxliilaha la sameeyay sanadkan ayaa waxay tusaysaa in dadkaas intooda badani ay sheegteen inay ka yimaadeen meelaha dagaaladu ka jiraan ee Konfurta Somalia, halka in ka mida lahjadoodu cadeysay iney ka soo jeedaan Waqooyiga Somalia.