Qeexid
"Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm)."
"Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm)."
Wadaag:
Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.
m.l
Wadaag:
ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed.
ld maliilid.
m.l
Wadaag:
Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil2.
m.dh
Wadaag:
tax firfircoonaanta m.dh (-xo ..., m.l) (kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.
Wadaag: