Qeexid
ld tahliili.
[-iyay, -isay]
f.g2ld tahliili.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld tahliilin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld tahliil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U t.: cid tahliil u tufid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xaskul, harag iwm si ay u jilcaan garaacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tahliili. ld taxliilin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Jirro cid maliil ka dhigid.
Qeexid Xigta: Cid bugta baanin. ld mariili.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax xaqiiqadooda sheegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Biyo quraan lagu akhriyey oo la cabbo ama lagu mayrto si barako ama fayoobi looga helo. ld taxliil2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax iniino ah oo la taxay ama wax xiriirsan (xoolo ama dad).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: tax firfircoonaanta m.dh (-xo ..., m.l) (kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.
f.g1
Qeexid: (-xay, -xday; -tixi) Wax iniino ah, dhexda ka daloola dun iskula xiriirin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]