Qeexid
"Tan annagu aannu leenahay. ld taayada2, taayo, tayada."
"Tan annagu aannu leenahay. ld taayada2, taayo, tayada."
Wadaag:
Sifo lagu garto dhalanka ama abuurta wax kale leeyihiin oo waxyaale kale kaga duwanyihiin; nooc; jaad.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Ka d.: wax meel ka raadsasho.
(f.g) Ka d.: wax, wax kale ka dhex xulasho.
(f.mg) Ku d.: qof, qof kale wax uu sameeyey ka daba samayn.
f.g
-yday, -yatay
Wadaag:
Afo waxa ay utahay carruurta ninkeedu ka dhalay naagkale.
Haweeney qof abtigii ama adeerkiiqabo.
Qof waxa ay u tahay hooyadiiswalaasheed; habaryar. ld aaye.
m.dh
Wadaag:
(juqr.) Dhulka kaymaha caleen irbadleyda Siberiya, xadka waqooyiga tunduraha aad u qabow ee aan dhirta lahayn, koonfurtana istebiska. Noocyada dhirta ee ugu muhiimsanina waa “pine, fir, spruce iyo larch”. Waxay ka koobantahay meelo badan oo dhasheeg ah, waqtiga gu'gana dhulka intiisa badan waxa fatihiya biyo ka yimaadda wabiyada oogada sare ee woqooyi xiga kuwaas oo dacalladdooda hoose weli sarafyihiin.
m.dh
Wadaag:
(Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.
mu.lh.dh
Wadaag:
Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay. Tus. “Nin baa hortayda taagan”. ld tay.
dk.lh.dh
Wadaag:
Qanjir ku yaal lafta shafka xaggeeda gudaha xigta, caruurta keliya ayaa leh, dadka waaweyn waa ka baaba'a, wuxuuna ka tirsanyahay qaybta difaaca jirka.
m.l
Wadaag:
waayo2 xi. (nax.) Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
Wadaag: