Qeexid
"Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid."
[-day, -dday]
tebbed3 ay
tebbed3 day
f.g1"Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel saan xoolaad ka samaysan oo subagga iyo muqmadda lagu shubto oo leh af dhuuban iyo aabur.
m.dh
Wadaag:
Wax maqnaanshahooda dareemid. ld tow.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Kalluun weyn oo badda ku nool oo hilib macaan. ld tabadiin.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Gudbin, gaarsiin.
(f.mg) Xoolihii rimi lahaa oo aan rimin ama beer waqtigii ay bixi lahayd aan la beerin; waqti ka boodid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: