Qeexid

"eeg teb. ld towid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tebid oo kali ah:
  • Ciise wuxuu ka dhintay Somaali oo dhan, wuxuuna si gaar ah uga dhuntay reer Puntland oo uu mudadii u danbaysey uu dhakhtar u ahaa. waxaana si gooni ah u tebidoona asxaabtiis iyo eheladiisa.
  • Waxaa Eeddo-Faadumo u muuqday bilowga ku soo fool leh iyada iyo guda-galka Boholyow, Hilow, Xiiso, Tebid iyo Cidlaba.