Qeexid

"eeg tebi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tebin oo kali ah:
  • Taariikh waa barashada dhacdadii tagtey iyada oo meeqaam la siinayo falalka aadanaha ee deegaan degan iyada oo sheekada si taxane ah loo tebinayo ilaa laga soo gaaro marxlada markaas lagu jiro.
  • Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan u soo tebino dhammaan akhristayaasha Garowe Online.