Qeexid

"(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine