Qeexid
"ld teeda2."
"ld teeda2."
Wadaag:
Ood, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro.
Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay.
ld teedin.
m.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Gacanteeda ayay ku qortay warqaddan”. ld teed3.
dk.lh.dh
Wadaag:
(kuweeda, w) Magacuyaal lahaansho oo dhaddig ah oo tilmaamaya wax iyadu (qofka saddexaad ee kelida ah ee dheddig) ay leedahay. eeg keeda. Tus. “Weyddii halka ay teeda uga tagtay”.
mu.lh.dh
Wadaag:
Irrid iwm tebbed (qataar) ku xirid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax si taxan la isu daba dhigay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
dk.we.dh
Wadaag:
(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado.
mu.we.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.dh
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.
mu.ti.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhir ka kooban geedo gaagaaban iyo geedcawsaad.
m.l
Wadaag:
Cunto si habsami leh u qaybin.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag: