Qeexid
"Abaal."
"Abaal."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Loox weyn oo qoraallo ama sawirro macno gaar ah samaynaya lagu muujiyo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.
m.dh
Wadaag:
Cunto si habsami leh u qaybin.
f.g2
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Wax kala fogfogayn. ld talanteel2.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
T ah.: kala durugsan, midba meel ku yaal. ld talanteel1.
m.l.kh
Wadaag:
Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
dk.we.dh
Wadaag:
(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado.
mu.we.dh
Wadaag:
Qoryo gaagaaban oo meel la dhisayo la sii saarsaaro.
Ood loo dhigo ugaar si ay u marto meel loogu talaggalay.
ld teedin.
m.l
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.dh
Wadaag:
Ood, qoryo iwm xiriir isu dhigid. ld teed2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: