Qeexid

"(-ooyin, m.l) Aqal shiraac ah oo loogu talaggalay in degdeg loo dhiso, loona furfuro ama loo raro oo tiirar iyo xargo leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga teendho oo kali ah:
  • Dadka soo barakacay ayaa sidoo kale xeradaasi dibu-dejin loogu sameeyay,iyadoo maamulka Islaamiga ah uu qaybiyay teendhooyin aad u wanaagsan iyo baco loogu talo-galay in dadku ay roobka ka dugaashadaan.
  • Askariga ku dhintey iyo kuwa dhaawacmey ayaa wuxuu gantaal hoobiye ah ugu tagey teendho ay ku jireen.