Qeexid
"(daaw.) Cudur ku dhaca qanjirrada dhuunta oo barariya; qaamow qanshiir."
"(daaw.) Cudur ku dhaca qanjirrada dhuunta oo barariya; qaamow qanshiir."
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.
mu.ti.dh
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhir ka kooban geedo gaagaaban iyo geedcawsaad.
m.l
Wadaag:
(jool.) Erey ay qaar jiyoolojiyiin ah u isticmaalaan laba hormo qeybeed oo hore ama waqtiyo waagii kaynosoyik ee qiyaasta waqtiga jiyoolojiga, kana horraysay (waaxed-quartenary) oo fidsan laga ilaabo ilaa 7 milyan oo sano ilaa hal milyan oo sano ka hor.
m.l
Wadaag:
(kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iwm.
m.l
Wadaag: