Qeexid
"(kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iwm."
"(kiim.) Laanta kimistariga ee la xiriirta kulka falgalka, cokanoobidda, hoor-qaadasho iwm."
Wadaag:
kimistariga orgaanig-ma-ahe m.l (kiim.) Laan ka mid ah kiimistariga oo la xiriita curiyayaasha (marka laga reebo kaarboon) iyo weliba diyaarintooda, astaamahooda iyo falgallada isku dhisyadooda iskudhisy fudud oo kaarboon ah oo kooban oo ay ka mid yihiin ogsaydhadu ayaa lagu bartaa kiimistariga orgaanig-ma-ahe.
Wadaag:
kimistariga noolaha m.l (kiim.) Barashada kiimistariga noolayaasha, gaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiin, sida badan borotiin, kaarboohaydrayt, dux iyo asiidho bu'eed.
Wadaag:
kimistariga oorgaanigga ah m.l (kiim.) Kiimistariga iskudhisyada kaarboon.
Wadaag:
(jool.) Erey ay qaar jiyoolojiyiin ah u isticmaalaan laba hormo qeybeed oo hore ama waqtiyo waagii kaynosoyik ee qiyaasta waqtiga jiyoolojiga, kana horraysay (waaxed-quartenary) oo fidsan laga ilaabo ilaa 7 milyan oo sano ilaa hal milyan oo sano ka hor.
m.l
Wadaag:
Dibkabe tilmaame oo dib looga qodbo magac dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.
dk.ti.dh
Wadaag:
(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tu. “Cali wuxuu rabaa inuu la hadlo teer timid hadda”.
mu.ti.dh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhir ka kooban geedo gaagaaban iyo geedcawsaad.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur ku dhaca qanjirrada dhuunta oo barariya; qaamow qanshiir.
m.l
Wadaag: