"(-ooyin, m.l) Warqad aqoonsi ee qof leeyahay."
Wadaag:
ld taageerid.
m.dh
(kuwee, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig, oo iskii u taagan, oo wax ama qof lagu hubsado.
mu.we.dh
Dibkabe weyddiimeed oo dheddig, oo wax ama qof lagu hubsado. Tus. “Fartee baa kula qurxoon?”.
dk.we.dh
ld teenna2.
dk.lh.dh